|

Shekh Xasaan “ Cid kasta oo sheeganaysa Culumo iyo siyaasi ee Raba in maamul la sameeyo meeshiisa ayaa lagu Dilayaa dhiigiisa waa banaan yahay..

Sheikh Xasaan Xuseen ooka mid ah Wadaadada Soomaaliyeed eek u sugan magaalada Nairobi ayaa mar kale waxa uu Baneeyay in la Dili karo qof kasta oo baneesta in Soomaaliya ay Yeelato Maamul loo dhan yahay.

Waxa uu sheegay Xasaan in la Dilo Culumada iyo dadka aaminsan in maamulo loo sameeyo Gobolada Soomaaliya si ay u yeeshaan dadka Deegaankaas maamul loo dhan yahay oo suga amaanka dadka iyo Gobolka.

“ dadka aaminsan in la sameeyo maamul  Ha ahaado wadaad ama yuusan ahaan dhiigooda waa banana yahay in meel fagaare ah lagu Dilo”ayuu yiri Xasaan oo ka mid ah wadaadada dadka u sheega in dhiigooda banana yahay.

Sidoo kale Hadalka Xasaan  ayaa ku soo aadaya Xili dadka sanadihii la soo dhaafay la Dilo ayada oo loo banaysanayo hadalka Xasaan iyo kuwa kale.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

Leave a Reply

*