|

Alikis Honlodo ayaa ku caanbaxay in uu yahay ninka ugu caansan dadka qataraha u bareera ii naftooda biimeeya waxaana uu caan ku noqday buuro fuulida iyada oon la isticmaalayn xarkaha

Alikis Honlodo ayaa ku caanbaxay in uu yahay ninka ugu caansan dadka qataraha u bareera ii naftooda biimeeya waxaana uu caan ku noqday buuro fuulida iyada oon la isticmaalayn xarkaha .

Alikis ayaa awooday in uu buuraha ugu dheer fintooda sare ku gaaro mudo laba sacadood ah waxaana loo qiray in uu yahay ruuxii ugu wanaagsnaaa ee xarko iyo aaladaha kale ee wax lagu koro ku gaaaro finta sare ee buuraha.

Cayaarta Buuro koritaanka madaxa banaan ayaa lagu tiriyaa in ay tahay mid ka mida cayaaraha ugu halista badan ama tan ugu halista badan cayaaraha, mana la helayo fursad labaab oo waxaa ay noqonaysaa in aad korto ama aad soo dhacdo oo geeriyooto.

Sawirada hoose ayaan ku arki doonaa qaar ka mida isbiimeynta Alikis xiliyo uu fuulayay qaar ka mida buuraha ugu dhaadheer dunida

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: ,

Leave a Reply

*