|

Maamulka Webka Dayniile iyo Nuxur Waxay Hambalyo dhalsho ah u Dirayaan Gudoomiyihii Hore ee Ururka saxafiyiinta Solja Mustafe Cabdi Ciise iyo Saynab Cismaan Taani..

C/shakuur Cilmi Xasan

Cabdixakiin Cilmi Xasan

Faadumo Cilmi Xasan

Jamaal C/xakiin Cilmi Xasan

C/shakuur Jamaal Cilmi Xasan

Muno C/shakuur Cilmi Xasan

Axmed sheikh Cali kalaay

C/llaahi Xasan Geedi Januune

Garaad salaad Xirsi

Nasrudiin Caydiid Salad

C/fitaax Cali aadan

Ibraahim Geedow cawaale Biibo

Maxamed Cismaan Xabiib

Mowliid Warsame Kulane

Suldaan Rashiid Suldaan

Cali Ducaale, Boqor

Maxamed Nuux, Xildhibaan Maxamed X.

Yuusuf Waabeeye,

Xildhibaan Cali Xassan Cali Mareexaan”,

xildhibaan Iimaan Maxamed

Ciise,Cabdi Axmed Carab

,Mukhtaar Cali Madoobe,

Anwar Maxamed Aden,

Dhamaan dad kani oo kala jooga UK, Holland, Muqdisho Hargaysa Nairobi  iyo Dacalada Caalamka waxay Hambalyo dhalsho ah u Dirayaan Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” iyo Saynab Cismaan Taani oo Wiil ugu dhashay saacado ka hor Dalka Ingiriiska waxaana loo baxshay Sakariye Mustaf Cabdi Ciise waxayna Leeyihiin soo barbaar Noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo Diintiisa anfaca aamiin aamiin aamiin.

Sidoo kale Maamulka Webka Nuxur.com gaar ahaan Madax Wararka Webka www.Nuxur.com Cabdixakiin Cilmi Xasan ayaa  si gaar ah ugu Hambalyeeynayo Gudoomiyihii Hore ee Ururka saxafiyiinta Somaliland Solja Mustaf Cabdi Ciise shine Saynab Cismaan Taani Waxa uuna leeyahay soo barbaar adeer Sakariye.

Cabdixakiin441@Hotmail.Com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*