Hambalyo dhasho ah oo loo Dirayo Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” iyo Saynab Cismaan Taani oo Wiil ugu dhashay 19-02-2013 oo ahayd shalay Dalka Ingiriiska..
Duqa magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xm Nuur Faarax,
Gudoomiyaha Baanka JSL Cabdi Dirir Cabdi,
Suldaan Rashiid Suldaan Cali Ducaale,
Bqor Maxamed Nuux,
Maxamuud Cali Madoobe,
Mustafe Cali Dheere,
Cabdi Axmed Carab,
Xildhibaan ibraahin Dhaadheere,
Xildhibaan Maxamed Cali Jabriil
iyo Xildhibaan iimaan Maxamed Ciise
haybe laanbad
Dhamaan dad kani oo kala jooga UK, Holland, Muqdisho Hargaysa Nairobi iyo Dacalada Caalamka waxay Hambalyo dhalsho ah u Dirayaan Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” iyo Saynab Cismaan Taani oo Wiil ugu dhashay
19-02-2013 oo ahayd shalay Dalka Ingiriiska waxaana loo baxshay Sakariye Mustaf Cabdi Ciise waxayna Leeyihiin soo barbaar Noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo Diintiisa anfaca aamiin aamiin aamiin.
www.Nuxur.com
cabdixakiin441@hotmail.com
