|

R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo goor dhawayd soo gaaray Muqdisho iyo kulan ka soconaya Madaxtooyada..

Waxaa goor dhawayd Garoonka Muqdisho ka soo dagay Wafdi uu Hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdag ahna wasiirka arimaha Dibada Dowladaasi.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Raisal wasaaraha Soomaaliya Wasiiro ay ka midyihiin Gudaha amniga iyo Difaaca.

Wararka ayaa sheegaya in uu kulan haatan ka socdo Qasriga Madaxtooyada kaasi oo u dhaxeeya madaxda Dowlada iyo kuwa Turkiga ah.

Kala soco Bogan Wixii arintaas ku soo kordha

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

Leave a Reply

*