|

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono mu’tamarkii sanadalaha ahaa 28.03.2013. ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

Mutamarkan ayaa ah  mid sanadla ah, xiliga Guga  ee sanand kastaoo joogta ah, Mu’tamarkan ayaa waxaa  looga faa’ideeyaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool  Norway, khaasatan Oslo iyo  nawaaxigeeda iyo wadamada deriska la ah.

Mutamarkan  waxaa  abaabulo   Masjidka Towfiiq  ee magaalada Oslo,  Waxaana inta badan  lagu aadiyaa  waqtiga fasaxa   loo yaqaano Booskaha ee  wadankan Norway, taasoo  u saamaxayso  inta badan   caruurta iyo waalidiintooda  ay uga faa’ideystaan  waqtigooda  fasaxa ee qaaliga ah.

Waxaa  soo gudbiyay:-
Cali Waddani
maamulka@nuxur.com


Tags: , , ,

1 Response for “OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono mu’tamarkii sanadalaha ahaa 28.03.2013. ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.”

  1. [...]  kala duwan, kuwaasoo ka  kala yimid  wadanka  gudahiisa iyo  wadamo kala duwan.Halkan ka aqriso   liiska muxaadarooyinka iyo   wadaadada  aqrinaayo iyo  waqtiga .Waxaa diyaariyey Cali Wadani Oslo-Norway. window.fbAsyncInit = function() { FB.init({appId: "", [...]

Leave a Reply

*