|

Dabaaldaga 1da Luulyo oo weli ka socda Oslo, sida loogu xusey 1da Luulyo 2011, Oslo-Norway.(DAAWO VIDEO- dareenka dadka oo aad u kacsan))




Xuquuqda Sawirda :- Lama qaadan karo amar la’aan.

hadii aad u baahan tahay la xiriir maamulka :-

maamulka@nuxur.com

nuxur1@gmail.com


Tags:

nuxur nuxur

4 Responses for “Dabaaldaga 1da Luulyo oo weli ka socda Oslo, sida loogu xusey 1da Luulyo 2011, Oslo-Norway.(DAAWO VIDEO- dareenka dadka oo aad u kacsan))”

  1. biyonde says:

    asc

  2. amin says:

    ggggggggggggggggggggggggggggggggg

  3. yaab says:

    Waaa naga yaabiseen, calanka wejiga lagu sawiranaayo war inanta waan kula talinaayaaye ee wejigaada sawirka calanka ka daa oo quruxdaada ha ku cayaarin..
    Dheere

  4. Ali says:

    Waa wax aad u qurux badan sidda ay u ciideen reer Oslo, Laakiin ma’iswaydiiyeen dalka ay u ciidayaan inuu xoryahay iyo inkale? Waxaa iswaydiin ah dal madaxwaynihiisii Ugandees waardiye ka yahay oo aan xitaa isku aaminayn kuwa asaga ugu dhow dad ahaan Somali kale maxay u tahay ama ugu fadhisaa asaga? Waa iga su’aal? Hadii Somaliyeey aad sidaas u jeceshihiin dhulkiina oo ay run inka tahay horta iska qabta kuwa dhulka iyo dadka ka gateen Melis iyo Musafeeni sidda 2 shariif, kadib kuwa kale u soo jeesta oo dhib iyo dheefba halala xisaabtamo.

    Wabilaaahi towfiiq

Leave a Reply

*