Nagu saabsan Anaga
Anagu waxaan nahay dhalinyaro isu tagtey oo ku midoobey in ay iska kaashadaan waxii caqabada ah oo soo foodsaaro Bulshaddeena meel kasta ay joogaan, waxaana marka hore muhiimadda kowaad siineynaa in aan falanqeyno caqabadda ama dhibaatada markaa heesato dhalaankeena , ha noqoto dhinaca waxbarashada , caafimaadka , diinta , guurka , waalidka iyo dhamaan dhibaatooyinka nooc yadooda kala duwan.
Waxaana la raadinaa dadka aqoonta u leh arinkaas (quburo soomaali ama ajnabi), falanqeyn dheer kadib, waxaana guda galnaa qofka ama qoyska , waxaan la soconaa isbedelka ku yimaado ilaa muddo dheer,
fadlan hadii aad tahay qof soomaali oo ay heesato dhibaato , noosoo dir arintaada waxaana isku dayeynaa in aan kaagasoo jawaabno sida ugu dhaqasaha badan.
Maamulaha Nuxur help
waxad nagalasoo xiriiri kartiin
Qeybta Maamulka:-
maamulka@nuxur.com ama nuxur1@gmail.com
Qeybta Wararka
warar@nuxur.com ama
Qeybta Xayeysiiska
webmaster@nuxur.com