Sida ay sheegayaan Wararka saakay ka imaanaya DeSida ay sheegayaan Wararka saakay ka imaanaya Degaanada Balad Xaawo iyo Luuq ayaa sheegaya in Ciidamadii Ethiopianka ahaa ee ku dhawaad 3-Usbuuc joogay halkaas ay iskaga baxeen.Warar hordhac ah oo uu Helayo Bogan ayaa u xaqiijiyay in Ciidamadii Ethiopianka ee halkaas u joogay, in ay gacansiiyaan Ciidamada Dowlada [...]