Bogga Hore » Websetka Rasminews You are browsing entries tagged with “Websetka Rasminews”

Warar sheegaya in Magaalada Baraawe laga dhoofiyay Meydka Kuxigeenkii Amiirka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaan (Ibraahin Afgan) .

Warar sheegaya in Magaalada Baraawe laga dhoofiyay Meydka Kuxigeenkii Amiirka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaan (Ibraahin Afgan) .

Waxaa soo baxaya Warar Sheegaya in Magaalada Baraawe ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab laga dhoofiyay Meydka Kuxigeenkii Amiirka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaan (Ibraahin Afgan) .Ibraahin Afgan iyo Saraakiil sar sare oo katirsanaa Al-Shabaab ayaa ku baxay gacanta Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Godane kadib markii uu dhaxdooda soo [...]

August 15th, 2013 | Posted in Warar | Read More »